Hargeysa–Maamulka Siilaanyo ayaa ka quustey sheegashadii Sool iyo Sanaag xilli ay cagajugleyn dul dhigeen masaakiinta biilasha looga soo diro dibedaha kuna amreen xawaaladaha in ayna siinin lacag qof aan sidan kaadhka aqoonsiga.
Warancade ayaa dadka ka qosliyay mar uu yiri odayada waawey geerash ayaan seexin doonaa hadaanad taysaro wadan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS