X

Cali Warancade oo sidii lagu yaqaanay xaqirey Turkiga iyo dawlada Somaliya iyo wadahadalada oday dhaqameedka

Cali Warancade ayaa xaqirey dadaalka Turkigu wado ee uu Somalida ku heshiisiinayo iyadoo hadda la isku raacay in oday dhaqameedyadu wadaan sheekadii la oran jiray Somaliya iyo Somaliland. Talaabadan ayaa waxa taageeray oday dhaqameedyada beesha dhexe oo ahaa kuwo laga dhaadhiciyay in la go’ay sanado hore.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.