Warar dheeraada ayaa laga helay haweenay argagixisadu ku gowracdey deegaanka Mahadaay. Wasiirada haweenka ee maamulka Hishabeele oo saxaafada la hadashay ayaa sheegtay in haweenaydaas argagixisadu gowracdey xalay saqdii dhexe.
Argagixisada ayaa loo nabadgeliyay haweenkooda iyo caruurtooda oo waxbarasho iyo caafimaadba hela.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS