Warar faahfaahsan weerarkii maleeshiyada Hargeysa ku qaadey Lughaya oo qaar gacanta lagu dhigey
Gudiga doorashada Somaliland ayaa ka hadlay weerar lagu qaaday xarun diiwaangelin oo ka tirsan Lughaya oo ay soo weerareen maleeshiyo laga direy Hargeysa oo ay wataan jufo sheeganaysa dhulka xeebta ee Lughaya.