Wararkii ugu dambeyay xasuuqii ay gaysteen dhiigmiiratada xalaashadey dhiigeena iyo maalkeena ay ka gaysteen Muqdisho ayaa waxa goobta ku sugan wariye C/casiis Afrika oo soo gudbiyay cida ay inaga xasuuqeen oo ahaa dad danahooda u socday iyo ujeedada ay u weerareen beerta nabada oo la ogaadey oo ay tahay nolosha dadku dareemeen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS