X

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Beledweyne iyo ilaa 23 si xun u dhaawacmey xilli xabadu socotey

Dagaal beeleed u dhexeeya Hawiye iyo Dir ayaa ka qarxey Beledweyne iyadoo wararku sheegayaan in ciidanka u badan Hawiye ee lagu magacaabo ciidanka qaran uu caawinayay maleeshiyaad ka mida kuwa dagaalka ku Jira.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.