X

Wararkii ugu dambeeyay diyaarad xamuula oo ku dhacdey Garbahaaray: MAQAL

Wararkii ugu dambeeyay diyaarad xamuula ayaa ku dhacdey degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo halkaas oo diyaarad yar oo u rarneyd hay’ada cuntyada aduunka ay ku dhacdey.

Hay’adana ayaa qaybisa raashinada dhicida ku dhow kuna khaarajisa wadamada aan xanibaada lahayn e fashilmey sida Somaliya oo dhan. Lama sheegin in cid wax ku noqotey.


Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.