X

Wararkii ugu dambeeyay duqeyn argagixiso lala eegtay gobolka Bari

??????????

Wararkii ugu dambeeyay duqeyn argagixiso lala eegtay gobolka Bari. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay Aaminsan tahay in duqeyntii ka dhacay gobolka Bari in lala beegsaday hoggaamiyaha Kooxda Daacish ee Soomaaliya.



Sarkaal ka tirsan wasaaradda difaaca Maraykanka ayaa xaqiijiyay duqeyntaasi ay u badan tahay  in lala bartilmaameesaday hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya Cabdulqaadir Muumim.



Degaanka duqeyntu ay ka dhacday ayaa qiyaasii 60 km u jira degmada Qandala oo ay hadda ka hor kooxdaasi qabsatay.

Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay inay baaritaan ku sameynayaa khasaraha ka dhashay duqeynta ay la beegsadeen maleeshiyada taageersan kooxda Daacish.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.