Hay’ada sirdoonka NISA ayaa soo saartey macluumaadkii ugu dambeeyay iyo halka uu u marayo baaritaankii laga waday diyaaradii DAALO ee argagixisadu qarxisey. Ninkii laabtoobka watey oo hadda la ogaadey in uu qaraxyo badan ku lug lahaa iyo nin la khiyaameeyay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS