Telefishinka dawladda Puntland ayaa Baahiyay Muuqaalo iyo Sawirro kooban oo laga helay goobaha Ciidanka Difaaca Dawladda Puntland kula dagaalamayaan Argagixisada soo duushay Sawirada ayaa Muujinaya gaadiidka Dagaalka ee ciidanka Puntland & Maydadka kooxda Argagixisada ah ee Ciidanku laayeen.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS