X

Waraysi: dagaal la sheegayo in uu ka dhex qarxay magaalada Gaalkacayo ee ay wada joogaan Puntland iyo Galmudug

Waxa saaka dagaal ka qarxay deegaano u dhow Gaalkacayo oo la sheegayo in dagaalku u dhexeeyo laba maamul jufeed oo ahayd in ay wada shaqeeyeen. Dagaalka ayaa laga waraystey maamul ka tirsan Galmudug oo sheegay in iyaga xagooda aanu jirin dhimasho laakiin au jirto dhaawac. Puntland ayaa dhinaceeda iyaduna ka hadashay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.