X

Waraysi khaasa oo aad u xiiso badan oo lala yeeshay Sheekha caanka ah ee Sheekh C/rashiid Sh Cali Suufi+MUUQAAL

Sheekh C/rashiid Sh Cali Suufi wuxuu ka mid yahay culimada aan ku xidhneyn kooxo diimeedyada kana mida culimada waaweyn ee dalkeena hooyo. Waxa waraysi xiise leh la yeeshay wariyaha caanka ah Cagta Xaaji. Waraysigan oo dhinacyo badan ka kooban ayaa sheekha wax laga waydiiyay diinta balaadhan ee uu bartey.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.