X

Waraysi khaasa oo lala yeeshay maayerka degmada Baki iyo waxa aan qaban karno ayaa iska yar

Maayerka degmada Baki ayaa codsiyo badan direy sheegayna in ay yartahay waxa uu qaban karo kaliya ay bixiyaan talo. Ma sheegin maadaama ayna waxba qaban sida ay mishahar ku helaan. Maayerka ayaalaga waraystey baahiyaha iyo shaqooyinka ka jira degmooyinka hoos yimaada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.