Waraysi lala yeeshay dad ay ku dhifteen abaaro aad u dheeraaday gobolka Awdal
Abaaraha gobolka Awdal haysta ayaa sadex sano jirsadey mana jirto cid wax ka qabata. Muuqaaladii ugu dambeeyay ee laga soo duubo ayaad ka murugoonaysaa sida dadku u dhibaateysan yihiin.