X

Waraysiga nin Jarmal u tahriibey oo dib uga calaacalay Hargeysana ku soo laabtey

Waraysiga nin Jarmal u tahriibey oo dib uga calaacalay Hargeysana ku soo laabtey. Ninkan ayaa sharciga loo dide kadibna lagu yiri luqada baro laakiin u  muuqda inuu la qabsan waayay.



Waxaad iswaydiin kartaa ujeedada uu markii hore naftiisa u halaagey oo aad oran karto inay ahayd laabla kac. Waxa ka khasaartery 20,000 oo doolar.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Fx_UtnPL8fU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.