X

Warbaahinta gobolka Awdal oo cambaareeyay xadhiga lagula kacay wariye Cali Xajar

Warbaahinta gobolka Awdal ayaa si xun u cambaareeyay xadhiga lagula kacay wariye Cali Xajar oo Saylac ka soo warama kana soo jeeda Samaroon halka wariye Ciise ah uu siduu doono uga soo waramo Saylac.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.