X

Warbaahinta qaranka oo gaadhay huteelkii xasuuqu ka dhacay maxayse ku soo arkeen indhahooda+MUUQAAL

Muqdisho–Warbaahinta qaranka ayaa si faahfaahsan uga hadlay xasuuqii shalay loogu gaystay hutel Central dad gudanayay waajibaadkii Alle maalin barakaysan oo Jimce ah. Waxa gabi ahaanba burburey masjidkii dadku u tabceen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.