X

Warbaahinta qaranka oo booqatay waxyar kadib markii la soo afjaray gumaadkii argagixisada shabaab

Warbaahinta qaranka ayaa booqatay huteel Saxafi waxyar kadib markii la dilay dhamaan argagixisadii xasuuqa ka gaysatay huteelka. Waxase ay gobta ku arkeen burbur xoogan iyo dhiigmiiratada oo abaalkooda la mariyay inkastoo ay dileen ugu yaraan 15 qof oo ay ku jiran birimageydso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.