Warbaahinta caalamka ayaa si aada looga daawaday Harimacad kala xaraasay iskuul ay ku jiraan macalimiin iyo arday. Harimacadkan ayaa qaniinyo kala daalay dadka wixii ka soo horbaxa. Lama sheegin halka aakhirkii uu ku dambeeyay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS