Warbixin ku saabsan laba wiil oo Somali Maraykana oo baraha bulshada sida facebook ku faafiyay in ay taageersan yihiin kooxda argagixisada ah ee ka dagaalanta wadamada Suuriya iyo Ciraaq. Waalidinta laba wiil ayaa walaacsan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM