X

Warbixinta gabadh shan jira oo Hargeysa lagu kufsaday

Waa arin aad looga argagaxo markaad maqasho gabadh shan jira ayaa la kufsaday. Waa kufsiyo aad Ka maqlo Karto wadamada gaalada oo kufsigu yahay wax dhaca saacadiiba mar.

Waxa taas ka sii  daran in gabadhan yar ay Ka mid tahay kuwa Muuse Biixi dayacay ee Ku jira aqal Somaliga cusub ee bacaha laga sameeyo. Su’aasha aad is weydiin Karto ayaa ah sidee loo badbaadiyaa dadka dayacan ee agjiifa xilligan Muuse Biixi.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.