X

Wardeg dega: argagixisada shabaab oo weerar ku qaaday xarunta Xalane ee Amisom iyo is rasaasayn ka socota gudaha+MAQAL

Muqdisho 25 Dec 2014–Xoogag ka tirsan ururka argagixisada shabaab ayaa luuq ka galay xarunta ciidamada ee Amisom ee ku taal Xalane halkaas oo hadda ay ka socoto is rasaasayn uu dhexeeya shabaab iyo Amisom. Afhayeen u hadley Amisom Cali Aadan Xaamud ayaa diidey inuu bixiyo faahfaahin waxana jira khasaare iyo dhaawac.

 

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.