X

Wareegii koowaad ee doorashada oo dhamaadey yaase u soo baxay yaase waxba aan helin

Waxa dhawaan dhamaadey tirinta codadka musharixiinta waxa soo bnaxdey natiijada iyadoo wareegii labaad uu bilowdey. Waxana toos loo cuney musharixiin badan.

Musharax Xasan Sh ayaa helay codad ku dhow 88 halka uu kusoo xigo musharaxa kale ee Farmaajo oo helay codad gaaraya 72 cod.

Sh Shariif ayaa isna helay codad gaaraya 49 halka Cumar Cabdi Rashiid uu isna helay 37 cod.

Afartaas musharax ayaana usoo gudbaya wareega xiga oo goordhow ay bilaaban doonto codeynteeda

Gudiga ayaa ku dhawaaqi doona natiijada rasmiga ah goordhow kala soco Warqaad.com Insha Allah

1- Xasan Sheekh Maxamuud 88-Cod
2-Shariif Sheekh Axmed 49-Cod
3-Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke 37-cod
4-Maxamed C/llaahi farmaajo 72-cod
5-Jibriil Ibraahim Cabdulle 1-cod
6-C/qaadir Cosoble Cali 25-cod
7-C/raxmaan C/shakuur Warsame 9-cod
8-Saciid C/llaahi Deni 18-cod
9- Cali Xaaji Warsame 3-cod
10-Cabdulahi Cali Axmed (Cadow) 14-cod
11-C/naasir Maxamed Cabdulle 6-cod
12-Xaaji Maxamed Yaasin 2-cod
13-Cabdulahi Cilmooge Xirsi 0-cod
14-Maxamuud Maxamed Culusow 0-cod
15-Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) 2-cod
16-Maxamed Cali Ameeriko 0-cod
17-Saciid Ciise Maxamuud 1-cod
18-Maxamed Axmed Jabarti 1-cod
19-Maxamed Cabdirisaq 0-cod
20-Bashiir Raage Shiiraar 0c
21-Axmed Maxamed Cabdi 0-cod

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.