X

Wargeys Maraykankana oo ku riyooday in Ruushku galay Yukrayn

Wargeyska soo baxa dallaadi Maraykanka ayaa riyo ahaan u soo qoray in Ruushka galay Yukrayn. Wargeyskan oo lagu magacaabo Bloomberg oo uu leeyahay nin Yuhuudiya oo marna isku soo sharaxay madaxtinimada dalkaasi ayaa warbixinta Ruushka oo galay Yukrayn sii qortey.


Warkan oo u qornaa inuu yahay mid hadda soo dhacay ayaa la soo geliyay saqdii dhexe ee xilliga Somaliya, wuxuuna qornaa muddo saacada ilaa markii dambe laga saaray.


Wargeyska ayaa markii dambe raaligelin ay ku sheegeen inay dhacdadan diyaariyeen qaladna ay ku baxday. ” Waa riyada Maraykanka siiba tan Yuhuuda ayuu yiri Cali Calasow oo jecel in Ruushka la dumiyo dhaqaale ahaan.



Marka waa beentii Maraykanka ee ahayd Ruushka ayaa qabsanaya Yukrayn oo riyo isku bedeshay. Ruushka ayaa dhowr jeer sheegay inayna u socon Yukrayn ilaa ay weerarto dadkiisa mooyee.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.