Wariye Axmed Siciid Cige oo idaacada Ingiriiska ee BBCsomali uga soo warama Hargeysa ayaa Sheekh Xasan Daahir ayaa sheekh Xasan Daahir ku canaantey in uu gobolkla soo gaaray xilli gobolku rooban yahay oo aan loo baahneyn warkiisa, waxase is difaacay Axmed Siciid..wuxuu dhinaca ku kaftamay in odayada beeshiisa Isaaq dhamaadeen laakiin Awdal u noolyihiin odayadii.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS