Wariye Amal Kayse oo barnaamij loogu tumey hees caana oo ay qaado Khadra Daahir
Wariye Amal Kayse oo looga bartey barnaamijyada arimaha bulshada ayaa la soo baxdey cod aad u macaan oo xaqa luqada heesaha ah. Amal ayaa waxa kabanka u hayay ruug cadaa Axmed Naaji Sacad. Heestii sow tan arimidiisii.