X

Wariye Coldoon oo xabsiga laga sii daayay muxuuse ka yiri

Wariye C/maalik Coldoon oo sideed cisho u xirnaa maamulka Hargeysa ayaa xabsiga manta laga sii daayay muxuuse ka sheegay xadhigii loo gaystey isago lagu eedeeyay in uu sharciga ku xadgudbey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.