Wariye Itoobiyaana oo booqday Halgan ayaa soo bandhigey sida loo garaacay argagixisada shabaab oo ka cararay boqolaal maydkooda ah kadib markii ay ku jabeen weerar hore loo ogaa. Argagixisada ayaa a cadowga ummada Somaliyeed qorshaheeduna in ay dagal diimeed ka dhex abuurto shucuubta Itoobiya iyo Somalida.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS