X

Wariye u shaqaaye BBC oo warbixin naxdinle ka soo duubey Suudaani lagu qariyay gaadhi Caws sida+MUUQAAL

Tahriibayaasha u socda Yurub ayaa noocyo badan ku gala Liibiya oo intaba ay wadaan dad tahriibayaal u dhashay Liibiya. Wadamada galbeedka Afrika ayaa hadda hogaaminaya dhalinta tahriibaysa siiba Nayjeeriya, Gambiya iyo Senegaal. Wariyahan oo ku sugan Liibiya ayaa indhihiisa lagu hor furay tahriibayaal kulaylka dhacaya laba cisho ku jiray gaadhi caws laga soo buuxiyay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.