Muqdisho–Wariye u shaqeeya idaacada dawlada laguna magacaabo Maskaro ayaa ka badbaaday weerar naftiisa lagu soo qaaday oo argagixisada shabaab doonaysay in ay khaarajiso. Wariyaha ayaa dhaawac xun ka soo gaaray madaxa iyo jidhka intiisa kale waxana uu sheegay in uu socon karo.
Argagixisada ayaa isku dayda in ay aamusiiso dhalinyarta waxayna wariyahan beegsadeen xilli uu ka soo baxay shaqadiisa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS