Wariye u shaqeeya Royaltv oo dhowr jeer dhex fariistey war uu tabinayay: ARAG
Wariyaha telefishanka Royaltv ee lagu magacaabo Faysal Fifa ayaa dhowr jeer dhex fariistey war uu tabinayay shalay. Wariyaha ayaa la maqlayaa isagoo dhaafi la laba eray oo ku saabsanaa warka markaasi baxay.