Wariye war si toosa u akhrinaya telefishanka Afrika laga daawado ee Somalichannel ayaa hal mar naga naxsaday waxase kaa qoslinaya qosol aan kala joogsi lahayn oo ka soo booday wariyaha una eg naxdini waa farxad iyo isaga oo dhegaha is haya.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS