Wariyeyaasha gobolka Awdal ayaa cambaareeyay xarig loo gaystey wariye ka tirsan telefishanka hawada ka sii baxaya ee Somali Channel. Wariye Jaamac Dabarani ayaa lagu xiray Puntland kadib markii uu waraysi ka qaaday siyaasi taas oo dadka badankiisa la yaabeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM