X

Wariyihii Kalsantv ee Berbera oo Siilaanyo xabsiga u taxaabey: Arag inta uuna xidhin

Berbera–Wariyihii Kalsantv ee Berbera oo Siilaanyo jeelka u taxaabey. Wariyaha ayaa ka sheekeeyay inta aan jeelka loo taxaabin sida ay wax u dhaceen. Wariyaha ayaa gurigiisa loogu yimi saqdhexe xalay loona sheegay in saldhiga laga doonayo. Waxa uu sheegay in ilaa hadda wax lagu haysto aan loo sheegin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.