Warka shuban biyood ka dilaacay degmada Saylac gaar ahaan Aashacado oo la xaqiijiyay inuu hal qof ku dhintey. Waa markii ugu horeysay ee deegaankaas ka dhashay cudurkan halista ah laakiin sida fudud loo daaweeyaa.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=YnDT5w1PC_o[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS