X

Warkii ugu naxdin badnaa sadex hal qoys ka soo wada jeeda oo argagixisada ku dishey Liido: MAQAL

Xasuuqii argagixisadu kula kacday shacabkeena xeebta LIIDO ayaa kolba waxa soo baxaya faahfaahin qoysaskii lagu xasuuqey goobta oo hadda ay ku jiraan hal qoys oo sadex ka koobnaa oo isku meel lagu wada xasuuqey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.