Qarax kale ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay gobol ku yaal dalka Shiinaha halkaas oo warshad Kiimikada samaysa ay qaraxdey lama sheegin in qaraxan ay ku dhinteen dad iyadoo goobta qaraxu ka dhacay ayu dhowdahay guryo dadku ku noolyihiin.
Warka oo hadda soo dhacay ayaan laga hayn wax faahfaahina waxase dad badan iswaydiinayaan qaraxyada hadda ku batay Shiinaha siiba warshadaha Kiimikada oo tayadoodu aad u xuntahay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM