Balcad–Warshadii dharka ee Balcad oo barisamaadkii soo saari jirtay kumanaan dhara oo looga maarmo dharka dhaqamada kale ee soo gala dalkeena ayaa loo balansan yahay in mishiino cusub loo keeno iyado kuwii hore ayna casriga la socon hadana ay daxalaysteen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Â