X

Wasaarad gacanyare Maxamuud Xaashi ku wareejay ciidan iyo sababta

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in wasaarada biyaha ee maamulka Somaliland lagu wareejiyay askar uu soo direy gacanyare Maxamuud Xaashi oo ay is qabteen wasiirkii biyaha ee Dhulbahante ee uu bedelay.

Wasiir Baashe Cali Jaamac ayaa xataa loo diidey in uu xilwareejin sameeyo maadaama hawsha badankeeda uu kala wareegay ku xigeenkiisa oo isku jufo yihiin Siilaanyo.

Gacanyare Maxamuud Xaashi oo isaga iyo xaaska Siilaanyo kala wadaan hawsha maamulka ayaa sameeyay isku shaandheyn deg dega si meesha uga takhalusaan wasiirkan Dhulbahante oo dalbadey in uu hawshiisa wato.

Gabagabadii Waxaa sidan  noo xaqiijiyay wasiirka biyaha Somaliland, intaas ka dib waxaa aaanu isku daynay inaanu wasaarada sitoosa u tagno si aanu u ogaano xaalada dhabta ah ee ka jirta wasaaradaasi,hase ahaate noomay suuragalin  waxananu ka soo qaadn

Gababadii Waxaa sidan  noo xaqiijiyay wasiirka biyaha Somaliland, intaas ka dib waxaa aaanu isku daynay inaanu wasaarada sitoosa u tagno si aanu u ogaano xaalada dhabta ah ee ka jirta wasaaradaasi,hase ahaate noomay suuragalin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.