X

Wasaarada caafimaadka oo guddi u saartey arin loo maaro waayay 24 sano

Wasaarada caafimaadka dawlada Somaliya ayaa guddi u saartey arin loo maaro waayay muddo 24 sano ah. Wasiirada caafimaadka marwo Xaawo Xasan Maxamed oo waraysi bixisey ayaa sheegtay in arintan guul laga gaari doono.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.