Wasaarada ciyaaraha gobolka AWdal ayaa ka hadashay khilaaf ku salaysan xulashada tababareyaasha iyo kuwa ay xusheen. Ciyaaraha gobolada ayaa ka furmi doona Awdal iyadoo Awdal la ciyaari doonto 7 gobol oo hal beel ka soo wada jeeda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM