Wasaarada haweenka ayaa ugu dambeyn barlamaanka Somaliya horgeynaysa sharci xakamaynaya ciqaabna marinaya haweenka ka shaqaysta gudniinta gabdhaha taas oo xadgudub loogu gaysto gabdhaha Somaliyeed. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS.COM