Wasaarada maamulka Somaliland ayaa ka hadashay wadaad boqolaal ku dabiibaya Hargeysa. Wadaadkan ayaa biyo ku rushaynaya dadka badankiisa muuqaal laga soo duubey, waxa looga yimi ilaa gobolka Awdal. google_ad_client = "ca-pub-3456437452061142"; google_ad_slot = "5404777113"; google_ad_width = 336; google_ad_height = 280; google_ad_client = "ca-pub-3456437452061142"; google_ad_slot = "5404777113"; google_ad_width = 336; google_ad_height = 280; Maxamed Yuusuf ARAABINEWS