Wasaarada macdanta oo ka hadashay waxqabadka sanadka iyo shirkadihii batroolka oo ay fariin u gudbiyeen+MUUQAAL
Muqdisho-Araabinews–Wasaarada macdanta iyo batroolka ayaa ka warbixiyay hawlaha u qabsoomay waxayna cadeeyeen heshiisyo ay dawladii hore la gashay shirkado batrool una sheegeen in ay dalka ku soo noqdaan.