X

Wasaarada waxbarashada maamulka Somaliland oo ka hadashay tirada u fadhiisatey imtixaanada

Wasaarada waxbarashada maamulka Somaliland ayaa ka hadashay tirada u fadhiisatey imtixaanada dugsiyada sare iyo dhexe. Wasiirka wasaarada ayaa sheegay in hawshu caadi u socoto.



 

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.