Wasaaradda Maaliyadda oo uu hogaamiyo Dr C/raxmaan Bayle aya waxqabadkeeda ku soo bandhigtey Muqdisho. Wasaaradan oo ah tan ugu muhiimsan wasaaradaha ayaa hawl balaaran fulisa.
Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda , Wasiiro kale oo ka socda Xukuumadda iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasaaradda Maaliyadda ayaa bilihii lasoo dhaafay ku tilaabsaday horumaro kala duwan, waxaana Wasiirka Maaliyadda lagu Ammaanay in uu habeeyay Nidaamka Maaliyadda dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS