Wasiiirka biyaha Somaliya oo faahfaafin ka bixiyay siyaasad cusub oo biyaha laga leeyahay
Wasiiirka biyaha Somaliya ayaa faahfaafin ka bixiyay siyaasad cusub oo biyaha laga leeyahay xilli dalku ka so kabanayo burbur ay keeneen kabo qabiilo iyo argagixiso is biirsadey.