X

Wasiir aan dugsi sare gelin oo si xun u weerartay xildhibaan Dhakool, Prof Samatar iyo Cali Khaliif

Hinda Jaamac waxay ka mid tahay wasiirada maamulka Somaliland ee aadka loogu xanto inayna soo gelin dugsi sare ayaa si xun u weerartay xidhibaan Dhakool oo Muuse Biixi u xiran iyo Prof Axmed Samatar iyo Cali Khaliif. Waxay soo qaadatey maahmaah Majeerteen wax ka sheegaysa.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.