Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal ayaa markii ugu horeysay qirey in Suldaan Wabar iyo maamulka Siilaanyo wadahadal u socdo. Abgaal ayaa sheegay in Suldaan Wabar raganimo qori ka qaatay hadana raganimo kale ku darsaday oo dariiqaa khaldan ka soo noqdo ayaan wadnaa. Ma sheegin ilaa xad halka uu marayo wadahadalka u socda Siilaanyo iyo Suldaan Wabar iyo cida hogaaminaysa.
Warar ay qoreen wargeysyada Hargeysa ayaa sheegay in odayaal ka socda beesha Suldaan Wabar ay cafis u waydiiyeen Suldaan Wabar. Waxa dhinaca kale na soo gaadhaya in Suldaan Wabar ku gacansaydhey odayadii beeshiisa ahaa ee u tagey. Wax wara lagama hayo Suldaan Wabar oo ku saabsan wararkan laysla dhexmarayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM