Wasiir Abraarka Somaliland ee wasaaradiisu faaruqa tahay ayaa ka hadley xeerka isgaarsiinta ee madaxweyne Farmaajo qalinka ku duugey. Xeerkan ayaa dadka dhacan ee Somalida ah siinaya xuquuq ay kula xisaabtamaan shirkadaha isgaarsiinta ee ku tunta dadka masaakiinta ah ayagoon waxba ku soo kordhin dakhliga dalka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS